Tuesday 23rd May 2017

Ciidamada Kuwait Oo Gacanta Ku Dhigay Markab Dhuxul Ka Qaaday Soomaaliya.

May 18, 2017 - Written by Kulmiye

Ciidamo Huwan ah oo fadhigoodu yahay dalka Bahrain ayaa gacanta ku dhigay Markab siday shixnad dhuxul ah oo laga keenay Soomaaliya, taasi  oo la doonayay in hab kotorbaan ah loo galiyo Dalka Kuwait.

Wakaaladda wararka Kuwait ee KUNA oo soo xiganaysa warbixin ay soo saareen ciidamadaasi, ayaa sheegtay in markabkan lagu qabtay biyaha wadanka Kuwai.

Markabka ayaa la sheegay inuu siday cadad badan oo dhuxusha laga keeno dalka Soomaaliya, taasi oo mamnuuc ka ah in la soo galiya dalkaasi.

Warbixinta ciidamada huwanta laguma sheegin magaca markabka, Halka uu ka soo shiraacday iyo inta tan ee dhuxul ah ee uu siday, waana markii u horaysay ee Markab dhuxul sida lagu qabto xeebaha badda carbeed.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI