Thursday 29th June 2017

Sawirro-Ciidanka Dowladda Oo Dab Qabadsiiyey Guri Alshabaab Ku Lahayd Qansax-dheere.

March 19, 2017 - Written by Kulmiye

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda soomaliya iyo kuwa alshabaab ayaa waxa uu ka dhacay dagmada qansax dheere ee gobolka baay.

Dagaalka waxa uu ku bilowday ka gadaal markii xoogag ka tirsan alshabaab ay jidka u galeen kolonyo ciidamada dowlada ka tirsan oo qorshahooda ahaay in ay furaan waddooyinka ay shabaab go’doomiyeen.

 

Gurigaas waxaa dab qaabd siiyay ciidamada dowladda waxaana saraakiisha ay sheegeen in maleeshiyadda shabaab ay gurigaas ka bixi weyday markii dambanaha ay ciidanka ku gubeen sidii hadalka u dhigay sargaal ciidamada dowladda u hadlay.

SAWIRRO

Dagaal-1 Dagaal-2 Dagaal-3 Dagaal-5 Dagaal-6 Dagaal-7

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI