Thursday 29th June 2017

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Oo Xalay La duqeeyey.

March 20, 2017 - Written by Kulmiye
 Warar hadda naga soo gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-shabelle ayaa waxaa ay sheegaan in xalay Madaafiic xoogan lagu garaacay hoyga Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hir-shabelle Cali Cabdulaahi Guudlaawe.

Warar ayaa ayaa xaqiijiyay in hoobiyayaasha si weyn loogu maqlayo Gudaha Magaalada Jowhar islamarkaana bartilmeedka uu yahay Hoyga Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hir-shabelle.

Sidoo kale waxaa la xaqiijiyay in Hoobiyayaal kale ay ku dhaceen Suuqa Magaalada Jowhar ee Gobolka shabellaha dhexe, ilaa iyo haatan si dhab ah looma oga khasaaraha ka dhashay Hoobiyayaasha, iyo cidii ka dambeysay.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI