Thursday 29th June 2017

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Khadka Kula Hadlay Amiirka Qadar.

March 19, 2017 - Written by Kulmiye
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa kulan xasaasi ah ay ku wada qaateen qadka talefoonka Aamiirka Dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani kadib markii uu qadka kula soo xiriiray.

Labada Masuul ayaa ka wada Hadlay Xiriirka u dhaxeeya Labada Dal iyo Sidii kor loogu qaadi lahaa Wadashaqaynta Dowlada Cusub ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Dowlada Dalka Qatar.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kala Hadlay Amiirka Dalka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, Sidii qadar Gacan uga Geysan Laheyd Gurmadka Loo Fidinayo Dadka Abaaruhu Aafeeyeen.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI