Tuesday 17th October 2017

AUN Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan Oo Ku Geeriyoodey Nairobi.

March 19, 2017 - Written by Kulmiye

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya inuu geeriyoodey AUN xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo kamid ah barlamaanka Puntland.

AUN xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo ayaa u geeriyoodey dhaawac ka soo gaarey qarax gaarigiisa loogu xiray 8-kii bishaan March isagoo kusugnaa magaalada Galkacyo.

Gudoomiyihii hore ee barlamaanka ahna wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa ka tacsiyeeyey geerida xildhibaanka.

Inaa Lillaahi Wa Inaa Lillaahi Raa jucuun.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI