Saturday 29th April 2017

Sawirro-180 Qoys Oo Kunool Berkedaha Qol ee Gobolka Haylaan Oo Agab Loo Qaybiyey.

February 15, 2017 - Written by Kulmiye

Xilli guud ahaanba  dalka  soomaliya  ku dhufay 2016kii Abaar baahsan   Oo Saamaysay  Dad duunyaba, Waxayna  keentay In Dad badan  ku soo xaroodaan Meelaah magaloyinka U dhow   ka dib markii ay ka dhamadeen xoolihii ,kuwaas U baahan baad  Biyo iyo HU’ ay huwadaan, ayaa Haddaba  qayb ka midda Jaalliyadda qurba Joogta Haylaan Ee  Norway ,London, Maraykank  filand, Sweden  Jarmalka  Ayaa 180 qoys oo ka midda Dadka Abaaru saameyeen Ee  Magalladda Berkedaha Qol ee Gobolka Haylaan   oo     ku  sugan  Banaanka magaalaladda  waxay ugu Deeqeen Bustayaal Ay u huwadaan.

Qaybinta Agabka oo logu Daahfuray  Banaanka aqala TUbta Berkadda qol  oo ah Goobta ay dadka ugu badan ku soo xaroodeen ayaa waxaa ka soo qayb galay Guddidda Abaraaraha Magalladda Baragaha  qol Iyo Guurtidda magalada ay ka midd ahaayeen  Guurtii Cabdalla Saalax Dhagawayn, Jaamac waaberi, Axmed ducaalle Dhaga Horay iyo Guddi Abara oo ay ka socdeen Badriya  Maxamed Yaasiin, Kiin cismaan saalax, Cabdisalaam Qaalim Dalmar iyo Axmed Barre Maxamuud Ciise.

Waxaa sidoo kale  Goobjoog Ka ahaa U qayb sanaa Gobolka Haylaan Ee Hay,dda Bulshadda Rayiddkaa Ee puntland (PUNSAA) naciimo muuse cilmi Oo Ay Jaalliyaddu  U soo wakiilatay  Deeqdan inay Gaarsiiso Dadkan , iyo Dadkoo qaadanayey Bustayaashan Xaadir Goobta KU ahaa.

Jaalliyadda Qurba Joogta Gobolka Haylaan  Ayaa qayb ka ah  U Gurmashadda Dadka Abaaru saameeyeen Ee Gobolka Haylaan yagoo 5tii Bilood la soo dhaafay Bixinayey Gar Gaar Joogtaa  ay ugu  tabarucayaan dadka Tabalaysan oo isugu jjira Biyo Raashin Iyo Butayaasha Maanta La qaybiyey  waana Markii 2aad Ee Bustayashan Gobolka lagu qaybshay  waxay ahayd  3dii bishaan markii 140 qoys oo ku sugan Magaalooyinka Dhahar Booda_cad Bustayaashan Loo qaybiyey,

SAWIRRO

16753954_1332912256769962_287788545_n (1) 16754339_1332903533437501_308139357_n 16754347_1332903683437486_1661293614_n 16754720_1332904236770764_691777402_n 16779857_1332903736770814_695063610_n 16780117_1332902996770888_87053344_n (1) 16780117_1332902996770888_87053344_n 16780197_1332903570104164_952753311_n 16780262_1332904186770769_1861585308_n 16780352_1332904426770745_915163902_n 16780424_1332913510103170_1790351227_n 16780629_1332902586770929_512604673_n 16790502_1332902643437590_1217572952_n 16790857_1332902946770893_1422638404_n

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI