Saturday 29th April 2017

Madaxweyne Farmaajo Oo Lakulmay Wafti Ka Socda Wadanka Masar.

February 15, 2017 - Written by Kulmiye

Wafdi balaaran oo ka socday dalka Masar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho kuwaas oo shir la yeeshay Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo .

Wafuudaan ayaa dhambaal taageero ah waxa ay ka sideen Madaxweynaha dalka Masar Mr. Cabdul Fataax Al-Siisii kaas oo si weyn ugu hambalyeeyay madaxweyne Farmaajo iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed .

Wasiirka Arimaha Dibada dalka Soomaaliya Mr.Cabdi Salaam Hadliye Cumar iyo Danjire ku xigeenka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar oo shirkaan ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in la isku af gartay sidii labada dal ay iskala shaqeyn lahaayeen dhanka Amniga , Ganacsiga iyo Diblomaasiyada .

Diblomaasiyiin iyo ergo ka socda dalal aad u fara badan ayaa maalmahaan dambe ku soo qul qulaya magaalada Muqdisho si ay iskaashi dhan kaste ah ula yeeshaan dowlada cusub ee uu soo dhisi doono Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo .

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI