Thursday 29th June 2017

Dilalka Qorshaysan Oo Ku Sii Badanaya Muqdisho iyo Nabadoon Caan ah oo Ladiley.

February 16, 2017 - Written by Kulmiye

Waxa goor dhow Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dilay Nabadoon caan ka ah magaalada Muqdisho.

Dilka ayaa ka dhacay Agagaarka suuqa weyn ee Degmada Wadajir, waxaana la sheegayaa in Nabadoonka ay dileen laba ruux oo Bastoolado ku hubeysnaa.

Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacabi jiray Muuse Ilka-weyne, iyadoo dilka kadib ay maleeshiyada ka baxsadeen goobta.

Dilka kadib ayaa sida caadaduba aheyd waxaa goobta gaaray Ciidanka ammaanka Dowladda Federaalka oo halkaasi ka qabtay ilaa Seddex ruux oo xiliga dilka ku sugnaa goobta.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI