Thursday 29th June 2017

DHEGEYSO-Wasiirka Amniga Dowladda Puntland Oo Wadanka Ku Soo Laabtay.

February 15, 2017 - Written by Kulmiye

Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shalay yimid magaalada Bossaso kadib markii muddo 5 bilood ah uu arrimo caafimaad ugu maqnaa dalka Hindiya.

Wasiir Qarjab, ayaa ka mid ahaa masuuliyiinta la socday meydka madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi Cadde oo maanta gelinki hore laga soo jediyey garoonka diyaaradaha ee Magaalada Bossaso kadib markii Arbacadii todobaadkii hore uu ku geeriyooday dalka Iskutagga Imaaraadka Carabta.

Cabid Xirsi Cali Qarjab, wasiirka amniga Puntland ayaa markii uu maanta yimid Bossaso wareysi gaar ah siiyey Radio Daljir, isagoo ka warramay xaalkiisa caafimaad ee xilligaan sida uu yahay, sidoo kalena ka hadlay amniga Puntland iyo arrimo la xiriira nabadgalyada.

DHEGEYSO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI