Sunday 21st January 2018

Dagaal Ka Socda Deegaanka Camaara ee Koonfurta Gobolka Mudug.

February 15, 2017 - Written by Kulmiye

Wararka naga soo gaaraya degaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal xooggan oo u dhaxeya ciidanka dowladda Soomaaliya ,kuwa Galmudug iyo Al-Shabaab uu ka socdo duleedka degaanka Camaara.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ay weerar xooggan ay ku qaadeen goobo ay joogeen dagaalyahanada ururka Al-Shabaab.

Shalay ayaa dagaal ka dhacay degaanka Ceelcabdi waxaa ku dhintay ku dhawaad 10, ciidamada dowlad goboleedka Galmudug oo taageero ka helaya ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa doonaya in ay Al-Shabaab ay kala wareegaan degmada Xarardheere.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI