Thursday 23rd March 2017

Ciidamo Huwan ah iyo Alshabaab Oo Ku Dagaalamay Koonfurta Mudug.

February 15, 2017 - Written by Kulmiye

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno degmada Xaradheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu deegaamo hoosyimaada degmadaasi uu shalay kadhacay dagaal u dhexeeya ciidamo huwan ah iyo kooxda Alshabaab.

Wararka ayaa sheegaya in ciidanka DANAB oo ay weheliyaan ciidamo aad u tababaran oo ka socda Puntland, ciidanka Daraawiishta Galmudug ay weerar ku qaadeen fariismadii Alshabaab ee koonfurta Mudug.

Ciidankaani oo mudo dhowr beri ah jidka kusii jirey ayaa saaka aroortii gaarey deegaamada Camaara iyo Ceel-buur, iyagoona intaas kadib weerar ku qaaday fariisimadii Alshabaab.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
abaaro Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
1 Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Madaxweyne Gaas  (2) Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
IMG_9982 (6) WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
unnamed-3 WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
img_9277 DAAWO MUUQAAL:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe ayaa Ka Hadlay Xaaladda Abaaraha Puntland.    December 14, 2016
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI