Saturday 16th December 2017

Afhayeen Quraan-jecel,”Xukuumadda Puntland Waa Uga Furfurantahay Shacabka Xukuumadihii Hore”.

February 16, 2017 - Written by Kulmiye

Afhayeenka xukuumadda Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Quraan-jecel), ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedayn ay xukuumadda u jeediyeen siyaasiyiin reer Puntland ah.

Quraan-jecel ayaa sheegay in xukuumadda uu hogaamiyo madaxweyne Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ay imbadan ka furfuran tahay xukuumadihii ka horeeyey, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda iyo dhegeysiga aragtida bulshada.

Afhayeenku wuxuu sheegay in xukuumaddu ay imbadan u dhega nugu shahay shacabkeeda, islamarkaana madaxweynaha dalka ugu sareeya uu imbadan shacabka kadhegeystey aragtidooda haddana ay diyaar u tahay dowladdu inay u hogaansanto aragtidooda.

Hadalka afhayeenka ayaa imaanaya xilli dhowaan rag ka soo jeeda deegaamada Puntland ay dhaliileen siyaasadda dowladda, inkastoo shacabka Puntland ay ka marqaanti keceen waxqabadka wanaagsan ee xukuumadda.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI