Monday 23rd October 2017

Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.

December 13, 2016 - Written by Abdirashid Jibril

Madaxwaynaha dawlada Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa xaflad sagoontin ah u qabtay xubnaha labada Aqal ee Soomaaliya u matalaya dawlada Puntland.

xubnahan oo tiro ahaan gaaraya 48 Xildhibaan ayaa madaxwaynuhu gudoonsiiyey Shahaado sharaf waxaana uu sheegay inay dirsadeen shacabka Puntland isla markaana aysan ahayn sidii waagii hore qofkii taga inaan laga taba tagin.

Madaxwayne Gaas ayaa hanbalyo u diray dhamaan Xildhibaanada Cusub ee Puntland kasoo baxay kuwaas oo ka qayb gali doonaan baarlamanka Soomaaliya oo laga soo kala xulay waddo Badan.

Halkan ka dhageyso codka.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI