Saturday 29th April 2017

Dhagayso-Siyaasi Fariin u Diray Odayaasha Xulaya Baarlamanka Cusub Soomaliya.

July 5, 2016 - Written by Abdirashid Jibril

Siyaasi Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Dr; Maxamuud Maxamed Culusow ayaa sheegay in laga doonayo dayaasha Soomaaliyeed ee soo xulaya mudanayaasha cusub inay soo gudbiyaan ka hor bil inta aan la gaarin doorasha Soomaaliya.

Siyaasiga ayaa sidoo kale sheegay inay wanaagsantahay dad aqoonleh in loosoo xulo xunaha baarlanaka kuwaas oo ka kooban 51 mudane aqalka hoose.

Siyaasi Maxamuud ayaa hadalkiisa ku daray 135 Oday in laga doonayo beelaha kaladuwan ee Soomaaliyeed inay kulo ka yeeshaan soo xulita Baarlamka Cusub ee Soomaaliya iyo xubnaha iyaga matalaya.

Hoos ka Dhagayso Codka Siyaasiga.

Sanaagpost.com

Gaalkacyo News Desk

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI