Friday 24th February 2017

Dhagayso-Maalmaha ciidul fidriga maxaa waajib ku ah Muslimiinta.

July 5, 2016 - Written by Abdirashid Jibril

Umadda Muslimka ah waxaa lagu waajib yeelay inay bixiyaan qof walba oo masuuliyada ka ah xaaskisa iyo caruurtiisa inuu ka bixin karo ciidul fidriga.

Raashinkan ayaa khasab looga dhigay mid kasta oo haysta wax ka baxsan wuxuu dabka ku shidanayo taas oo waajib looga dhigay inuu siiyo dadka danyarta ah.

Culumadda Muslimiinta ah ee ku nool daafaha dunida ayaa ka hadlay qaabka muslimiintu u bixinayaan ciidul fidriga iyo qaar kamid ah dadkaasi oo iyagu ka gudoomaya dadka kale.

Hoos ka Dhgaayso VOA,da Warbixin ka diyaariyasay.

Sanaagpost.com

Gaalkacyo News Desk

 

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
abaaro Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
1 Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Madaxweyne Gaas  (2) Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
IMG_9982 (6) WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
unnamed-3 WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
img_9277 DAAWO MUUQAAL:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe ayaa Ka Hadlay Xaaladda Abaaraha Puntland.    December 14, 2016
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI