Thursday 23rd March 2017

(XASAASI)-Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda Puntland Oo Xukuntay 43 Alshabaab ah.

June 18, 2016 - Written by Kulmiye

Maxkamadda derejada kowaad ee ciidanka qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa xukun dil ah ku ridey 43 katirsan dhagar qabayaashii Alshabaab ee lagu qabtay dagaalkii kadhacay gobolada Mudug, Nugaal iyo Karkaar oo ay kusoo qaldameen.

Cabdullaahi Xirsi Cilmi, oo ah xeer ilaaliyaha maxkamadda ayaa sheegay in dhammaan ragaani ay yihiin kuwa qangaar ah qirtayna inay duulaan ku ahaayeen Puntland kana dambeeyeen dhaawac 72 askari iyo dhimashada 24 kale oo reer Puntland ah.

Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in markii hore maxaabiistaani ay ahaayeen 45 laakiin labo kamid ah maxkamadu ay reebtay kiiskooda maadaama ay da’ahaan ka yaryihiin sidii horay loogu sheegay baaritaana lagu ahayo.

Dhanka kalena xeer ilaaliyaha ayaa u sheegay warbaahinta gudaha in dhammaan dadka la xukumay loo qabtay qareeno difaaca, ayna qabsadeen mudo hal bil oo rafcaan ah.

Hoos ka dhagayso Waraysiga Xeer ilaaliyaha.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
abaaro Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
1 Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Madaxweyne Gaas  (2) Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
IMG_9982 (6) WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
unnamed-3 WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
img_9277 DAAWO MUUQAAL:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe ayaa Ka Hadlay Xaaladda Abaaraha Puntland.    December 14, 2016
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI