Monday 23rd October 2017

Muxuu ka yiri Duqii hore Muqdisho Heshiiska Dawlada Soomaaliya iyo Turkiga.

June 4, 2016 - Written by Abdirashid Jibril

Magaalada Muqdisho ee caasumada iyadoo shalay uu ka soo degay madaxwaynaha Turkiga ayuu Heshiisyo ka kooban 19 qodob lagalay dawlada federalka Soomaaliya qodabadaas oo u badnaa wada shaqaynta Turkiga iyo Dawlada Soomaaliya.

Maxamuud Axmed Tarzan Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqdii hore ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay heshiiskaasi inuu ahaa mid xiligan loo bahaanaa waxkasta oo maslaxad dalka u ahana in lagu dhaqaaqo ay tahay arin waajib ah ayna soo dhawaynayaan.

Hooos ka dhagayso Waraysiga.

 Sanaagpost.com

Gaalkacyo News Desk.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI