Wednesday 23rd August 2017

Dhagayso-Muqdisho oo lagu dilay Ruux dhalinyaro ah

June 20, 2016 - Written by Abdirashid Jibril

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay degmadaasi lagu dilay qof rayid ah kaas oo xiligii la dilayey kasoo baxay salaadii Taraawiixda.

Ehalada marxuumka ayaa sheegay inuu ahaa nin Arday ah oo Muqdisho wax ka baran jiray waxaana sidoo kale magaciisa ku sheegeen Axmed Yuusuf.

Qoyska uu ka dhashay marxuumkan ayaa coday dawlada federalka Soomaaliya inay soo qabtaan ninkii dilkaasi u gaystay wiilkooda sidoo kalana la horkeeno Sharciga.

Hoos ka dhagayso waraysiga.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI