Thursday 29th June 2017

Waa Heestii Cusbayd ee Bixiya Cashuurta

May 30, 2015 - Written by Suldaan Samawade

Midhaha iyo Laxanka Waxaa Iska Leh Abwaan Abdirashiid Yuufuf Jibriil, Music-kada Waa Mustafe Dafle ,  Codadkii Aaamina Dhool , Isaaq Kastam, Hani Uk, iyo Mustafe Dafle.

Cashuurtu Waa Tiir-dhexaadka Dalku  ku horu-maro.

Halkan Hoose Kadaawo Heesta oo Video Ah

Halkan Heeso Ka Daalaco Heestii oo Qoraal Ah

PUNTLAND BELEDKEEDA
BARWAAQADA TAALA
BULSHOOY IDINKAA LEH,

HADABA BILICDIISA
JAHLIGA BIXINTIISA
BURINTA BASANBAASKA
BIRMADKA AMNIGEENA
BADHKAAGA KA QAADOO
BIXIYA CASHUURTA.

PUNTLAND BELEDKEEDA
MACDANTA KA BUUXDA
BULSHOOY IDINKAA LEH,

HADABA BAADHISTEEDA
SOOSAARKA BATROOLKA
BINAYNTA DHISKIISA
BUTAACINTA CEELKA
BADHKAAGA KA QAADOO
BIXIYA CASHUURTA.

PUNTLAND BELEDKEEDA
DALAGA BEERIHIISA
BULSHOOY IDINKAA LEH,

HADABA BEERISTIISA
ABQAAL BIXINTIISA
BADARKA FALISTIISA
BACRAMINTIISA GEEDKA
BADHKAAGA KA QAADOO
BIXIYA CASHUURTA.

PUNTLAND BELEDKEEDA
BAD YO BERIGIISA
BULSHOOY IDINKAA LEH,

HADABA BOQRIDIISA
BAYLAHDA TIRISTIISA
BURBURKA CADAWGIISA
BIIXIYA JEBINTIISA
BADHKAAGA KA QAADOO
BIXIYA CASHUURTA

Sanaagpost News Desk/London

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI