Saturday 19th August 2017

Waa Heestii Cusbayd Ee Puntland Waataa Hagaagtee Hobeeyaa

March 5, 2015 - Written by Suldaan Samawade

LONDON(SP): Waa Heestii  Cusbayd Ee “PUNTLAND WAATAA HAGAAGTEE HOBEEYAA” Waana Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Music-gii Al-ustaad Mohamed Karaama, Iyo Coddakii Maaanee Ee Saida Abdi Muse, Isaaq Kastan Iyo Aamina Dhool, waa Soosaaristii Sanaagpost.com

HALKAN HOOSE GUJI OO KA DHEGAYSO HEESTII OO COD AH

ANIYO HOOY HEELADAYDA

HANKAYGIYO HIMILADAYDA

HALBEEGIYO ARAGTIDAYDA

HADDII MADAXWEYNE HIILE

HADDII MADAXWEYNE HOOLE

HADDII MADAXWEYNE HEEGAN,

HOGAANKEENII HORSEEDOO

PUNTLAND WAATA HAGAAGTEE HOOBEEYAA

 

ANIYO HOOY HILAADINTAYDA

HAMIGIYO GARASHADAYDA

HAWRAARTIYO QEEXIDAYDA

HINDISAHA SAHAMINTAYDA

HUGUNKA MAANSADAYDA

HALALAC ARARINTAYDA,

HADDII GAAS UU HOGAANSHAY

PUNTLAND WAATAA HAGAAGTEE HOBEEYAA

 

ANIYO HOOGAAMINTAYDA

HEENSAYNTIYO HIILADAYDA

HURKIYO HAGARBAXAYGA

HALOOSIGA HELISTA GUUSHA

HALQOOQIYO HAAD CIYAARKA

HOOBAANTIYO HAMASHKA CIIRAY,

HADDII GAAS UU HOGAANSHAY

PUNTLAND WAATAA HAGAAGTEE HOBEEYAA

Sanaagpot News Desk/London

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI