Saturday 29th April 2017

Daawo ama dhageyso Heestii Soo dhawoow C/wali oo Noqotay Heesta 2aad ee ugu Daawashada Iyo dhageysiga Badneyd

February 16, 2014 - Written by Abdirashid Jibril

 

Heestii Soo dhawoow C/wali  oo Noqotay Heesta ugu Daawashada Iyo dhageysiga Badneyd.

Heesta “SOO DHAWOOW” Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Music-gii Mustafe Dafle, Iyo Coddakii Maaanee Ee Saida Abdi Muse, M. Amoore, Canab Nacnacuunka Iyo Khadar Yare, waa Soosaaristii Sanaagpost.com.

Heestan waxaa looqaaday Madaxweynaha Puntland Dr. C/wali M. Cali Gaas xiligii uu ku jiray olalaha doorashada xilka madaxweynimada Puntland oo uu ugu danbeyntii  ku guuleystay.

Waxaan orankarnaa  heestan in ay qeyb weyn ka aheyd guusha uu gaaray Dr. C/wali iyadoo xiligii kaambeynka uu socday aad loo daawan jiray ama loodhageysan jiray Heesta Soo dhawoow  Waxaana Deegaanada Puntland inta badan waliba goobaha laamiga iyo meelaha la iskugu yimaado Magaalo iyo Tuulaba ay mashquul ku ahaayeen dhageysiga Heesta noqotay mida ugu daawashada ama dhageysiga badan ee SOO Dhawoow.

Markii ugu horeysay Heestan Soo dhawoow waxaa soo saaray Soona bandhigay sanaagpost.com.
Hoos ka aqriso iyadoo qoraal ah Heesta ama Daawo iyadoo Muuqaal ah.

Heesta oo Qoraal ah
SOO DHAWOOW MUDANE

SOO DHAWOOW ABDIWELI

SOO DHAWOOW HOGAANSHE,

WAA LAGU SUGAAYOO
SAADAALINAAYEE

MARKA HORE SALAAN SHARAF

EEBENA SAYMO KAA HAY,

SAMA WADE HALYEEYGII

SOOMAALI MAGACEED

SARE KII KAYEELEE

SILIC IYO DHIBAATIYO

SAXARIIR KA SAAROOW

SOO DHAWOOW HOGAANSHE,

SOO DHAWOOW MUDANE

SOO DHAWOOW ABDIWELI

SOO DHAWOOW HOGAANSHE.

WAA LAGU SUGAAYOO

SACAB TUMAAYOO

UBAX SARE U HAYNEE

MAHAD ALLE SALAAMA

SIRAADKEEDA CADCEEDIYO

SAGAL WAA IFTIIMIYO

SABADII BARWAAQIYO

SAADAASHII HIMILADIYO

SAHANKII NABADA WAARTOOW

SOO DHAWOOW HOGAANSHE,

SOO DHAWOOW MUDANE

SOO DHAWOOW ABDIWELI

SOO DHAWOOW HOGAANSHE.

 

Hoos ka Daawo iyadoo Muuqaal ah

Xaquuqda heestan Soo saaristeeda Waxaa iska leh www.sanaagpost.com

Xafiiska Sanaagpost London.

 

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI