Friday 24th February 2017

Waa Heestii Cusbayd Ee “TAAGEER” Waana Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril

September 15, 2013 - Written by Abdirashid Jibril

LONDON(SP): Waa Heestii  Cusbayd Ee “TAAGEER” Waana Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Music-gii Al-ustaad Mohamed Karaama, Iyo Coddakii Maaanee Ee Saida Abdi Muse, Isaaq Kastan, Aamina Dhool Iyo Galad Caashaq, waa Soosaaristii Sanaagpost.com

HALKAN HOOSE GUJI OO KA DHEGAYSO HEESTII OO COD AH

BuntalanKASTANMIX

HALKAN HOOSE KA DAAWO HEESTII OO MUUQAAL AH

 

HALKANKA HOOSE KA DAALACO HESTII OO QORAAL AH

 

PUNTLAND TANAADOO

WAATAA TISQAADOO

TOOBIYIHII KU TOOSTOO

TUBTII NABADA RAACDOO

CALANKAA U TAAGANE,

 

WAXMATARE AAN KUU TUDHIN

INTA UU KU TOLI ’LAA

TACABKAAGUUN GURAN ’LAA

DANTA GUUD KU TUMAN ’LAA

AFKU TAAGLE TALIN ‘LAA,

 

XILDHIBAANOOW TUSMEEYOO

TAABAGELI ISBEDELKOO

U TUDH HOOY DADKAAGOO

TALO YEY KU SEEGINE

SOO TUUR CODKAAGOO

CABDIWELI KU TAAGEER.

 

PUNTLAND TAYOWDOO

LAMA TUURIKARAYOO

INAY TURUN TUROOTAA

WAA CALAACAL TIMALOO

TURUQAA U DHAABANE,

 

HALKAAN TIIGSANAYNIYO

HIMILADAAN KU TAAMNIYO

TIGAAD BAAN UGUUROO

AQOON YAHAN TADHAHAY IYO

GAASBAA TARTAMAYEE,

 

XILDHIBAANOOW TUSMEEYOO

TAABAGELI ISBEDELKOO

U TUDH HOOY DADKAAGOO

TALO YEY KU SEEGINE

SOO TUUR CODKAAGOO

CABDIWELI KU TAAGEER.

Sanaagpost News Desk/Lond

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
abaaro Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
1 Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Madaxweyne Gaas  (2) Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
IMG_9982 (6) WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
unnamed-3 WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
img_9277 DAAWO MUUQAAL:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe ayaa Ka Hadlay Xaaladda Abaaraha Puntland.    December 14, 2016
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI