Saturday 20th January 2018

XARUNTII TOGDHEER ”WERDA HD”

July 11, 2013 - Written by Suldaan Samawade

LONDON(SP): Waa heestii “XARUNTII TOGDHEER” Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Music-gii Mustafe Dafle Iyo Codkii Macaanaa Ee WERDA HD, waa Soosaaristii Sanaagpost.com

HALKAN HOOSE KA DAAWO HEESTA OO MUUQAAL AH

HALKAN HOOSE KA DAALACO HEESTA

 

BURCOOY XARUNTII TOGDHEER

NAFTAA KAA XAYATAYOO

ADAA XUDUNTAY KUTAAL,

XAQIIQ I XANAANIYOO

AQOON IGU XEERAYOO

XISAABLI’I ABABINIYO

XARAGO IGU TAAMAYEE,

HOOYADII I XANBAARTAYEEY

SAMAHA EHEL LOO XISHIYO

XURMIYO XIGTAAD IITAHOO,

XAQAAGA MAGUDI KAREE

RABOOW ISHA XAASIDKIYO

ALOOW KAA DHOWR XUMAAN.

 

BURCOOY XARUNTII TOGDHEER

XIDIDADA BEERKA IYO

XISKAYGAAD WEHEL UTAHAY,

XAGAAGA MARKAAN JINBACO

AMABA MAGACAA XUSAAN

XADANTAA I JIIDHA’OO

JIDHKAA I XAREEDIYEE,

XULKII BELEDKEENA IYO

XERADII NABADAAD TAHEE

SIDII XARAMKII KOREE,

XAQAAGA MAGUDI KAREE

RABOOW ISHA XAASIDKIYO

ALOOW KAA DHOWR XUMAAN.

Sanaagpost News Desk/London

 

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI