Saturday 19th August 2017

SOO DHAWOOW ” SAIDA, AMOORE, ANAB, KHADAR”

July 11, 2013 - Written by Suldaan Samawade

LONDON(SP): Waa Heestii “SOO DHAWOOW” Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Music-gii Mustafe Dafle, Iyo Coddakii Maaanee Ee Saida Abdi Muse, M. Amoore, Canab Nacnacuunka Iyo Khadar Yare, waa Soosaaristii Sanaagpost.com

HALKAN HOOSE KA DAAWO HEESTA OO MUUQAAL AH

HALAKN HOOSE KA DAALACO HEESTA

 

SOO DHAWOOW MUDANE

SOO DHAWOOW ABDIWELI

SOO DHAWOOW HOGAANSHE,

 

WAA LAGU SUGAAYOO

SAADAALINAAYEE

MARKA HORE SALAAN SHARAF

EEBENA SAYMO KAA HAY,

 

SAMA WADE HALYEEYGII

SOOMAALI MAGACEED

SARE KII KAYEELEE

SILIC IYO DHIBAATIYO

SAXARIIR KA SAAROOW

SOO DHAWOOW HOGAANSHE,

 

SOO DHAWOOW MUDANE

SOO DHAWOOW ABDIWELI

SOO DHAWOOW HOGAANSHE.

 

WAA LAGU SUGAAYOO

SACAB TUMAAYOO

UBAX SARE U HAYNEE

MAHAD ALLE SALAAMA

 

SIRAADKEEDA CADCEEDIYO

SAGAL WAA IFTIIMIYO

SABADII BARWAAQIYO

SAADAASHII HIMILADIYO

SAHANKII NABADA WAARTOOW

SOO DHAWOOW HOGAANSHE,

 

SOO DHAWOOW MUDANE

SOO DHAWOOW ABDIWELI

SOO DHAWOOW HOGAANSHE.

Sanaagpost News Desk/London

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI