Thursday 23rd March 2017

LIISHAAN ”Sir Mohamoud”

July 11, 2013 - Written by Suldaan Samawade

LONDON(SP): Waa heestii “LIISHAAN” Erayadii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Laxankii Iyo Codkii Sir Mohamoud Iyo Music-gii Mustafe Dafle , waa Soosaaristii Sanaagpost.com

HALKAN HOOSE KA DAAWO HEESTA OO MUUQAAL AH

HALKAN HOOSE KA DAALACO HEETA

 

LEBI BAXAY LA MOODYEEY

LUQUNTAA DHEERIYO

CABAADHYAHA KU LADHANBAA

KALGACAYL I LAACOO,

MIDABKAAGA LUULKEE

LALAN DARUURTA CURATIYO

LAAC BAXAY LAMOODAA

AANBA LABALEGDOODEE,

SIDA LAABATADA QOYS

DHIGTOO LOOLKA LAGUDABAY

LAMUHUNA XEJINAYAAN

LEGA MAYSKU QABANAA.

 

LAXIIBEEY GOBAADEEY

LAAFYAHAAGA SOCODKIYO

XARAGADAAD LACIIRTAA

LIISHAANKU RAACOO,

TIMAHAAGA LAYDHIYO

DABAYSHU AY LULAYSAA

LAABKICIYEY BEERKOO

LADAADYAA I QAADEE,

SIDA LAABATADA QOYS

DHIGTOO LOOLKA LAGUDABAY

LAMUHUNA XEJINAYAA

LEGA MAYSKU QABANAA.

Sanaagpost News Desk/London

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
abaaro Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
1 Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Madaxweyne Gaas  (2) Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
IMG_9982 (6) WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
unnamed-3 WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
img_9277 DAAWO MUUQAAL:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe ayaa Ka Hadlay Xaaladda Abaaraha Puntland.    December 14, 2016
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI