Wednesday 23rd August 2017

CIILTIRA ”HEESTII CALANKA JUBBALAND”

July 11, 2013 - Written by Suldaan Samawade

LONDON(SP): Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Heestii Calanka JUBBALAND Ee “CIILTIRE” waana Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Musigii Abisalam Jimmy iyo Codkii Maacanaa ee Aamina Abdillaahi Omar ”Amina Dhool” waa sooristii sanaagpost.com.

HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO HEESTA IYADA OO COD AH:-

ciil tira full

HALKAN HOOSE KA DAAW O HEESTII OO DAAWASHO AH

HALKAN HOOSE KA DAALACO HEESTA OO AKHRIS AH:-

 

CALANYAHOW WALACLEE

JUBBALLAND U CURTEE

SAMADAA DUL CARCEEREE

CAGAAR DOOG IFA MOODEE

CADCEEDAA U EKOOW,

CAWO IYO AYAAN IYO

CADAAD IITAHAY CAAWOO

CAJAB BAAD IGU BEERTEE,

CIMRIGIISU MID RAAGOO

KU CAWEEYA BARWAAQIYO

NABAD CAAMA AHOOWOO

CAADILKEEN HAKU DHAWRO.

 

CALANYAHOW WALACLE

COSOB NUURAYA MOODEE

CAYUUNKAA INDHAHAYGIYO

CINDIGAYGA CASUUMEE

FARXADIISA LA CIIROOW,

CIILTIRAAD TAHAY MAANTOO

CISIBAAD NOOGU DEEQDOO

CAYNAANKAAD NOO ADKAYSEE,

CIMRIGIISU MID RAAGOO

KU CAWEEYA BARWAAQIYO

NABAD CAAMA AHOOWOO

CAADILKEEN HAKU DHAWRO.

Sanaagpost News Desk/London

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI