Thursday 29th June 2017

FALAADH CAASHAQ ”MUSTAFE DAFLE”

July 11, 2013 - Written by Suldaan Samawade

LONDON(SP): Waa heestii “FALAADH CAASHAQ” Erayadii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Laxankii, Music-gii Iyo Weliba Codkii Macaanee Ee Mustafe Dafle  , waa Soosaaristii Sanaagpost.com

HALKAN HOOSE KA DAAWO HEESTA OO MUUQAAL AH

HALKAN HOOSE KA DAALACO HEESTA

 

FALAADHAHAN CAASHAQEE

WADNAHA LAGU FOORARSHEE

DHIIGAYGA KU FAAFAYEE

FOGAADE KOR IIGU SIQAY

ANOON FIICNAYN MIYEY

FEEDHAA BIDIX IGA GALEEN,

CISHQIGU HOOS IILA FAQAY

FARIIMAHA BEERKA IYO

MAANKAYGA FARAAYAA’OO,

HABLUHU KALA FIICANE

FARXADII NOLASHAYDA IYO

MIDAAN FILAYAAD TAHOOO

FATXIYA ADIGAA IGU WEYN.

 

FADKAA KALGACAYLKA’EE

FIID CAWL IGU HOORAYEE

FARAHA IYAR SAARAYEE

FADHIISTAY DHULAAN DHAWEYN

INTUU KU FAKADAY QALBIGA

MIYUU FICIL IIGU DARAY,

FURAHA KUBA ROGAY XISKOO

FIIRSO ADI LEEYAHOO

DHAMAAN WUU IGU FIDEE,

HABLUHU KALA FIICANE

FARXADII NOLASHAYDA IYO

MIDAAN FILAYAAD TAHOOO

FATXIYA ADIGAA IGU WEYN.

Sanaagpost News Desk/London

 

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI